Laga bilaabo Maajo 11, 2023, Saraakiisha Caafimaadka Dadwaynaha ee Oregon ayaa meesha ka saaray talaabooyinka kaladuwan ee gurmadka COVID-19 maadaama xaalada degdega ah ee federaalku dhammaatay. Xog badan oo ku saabsan isbadelladii ugu danbeeyay ka fiiri halkaan.

Willamette Valley iyo North Coast

Xirfadlayaal qababa tababar oo bixinaaya taageerada deegaanka

COVID-19 waxa uu nolasheena u badelay qaabab badan. Qof kasta way ku adkaan kartaa. Haddii aad dhib ku qabto la qabsiga, kaligaa matihid waxaana laga yabaa inay tahay waqtigii aad dalban lahayd taageero. Adeegyada turjumaada ayaa diyaar ah.

Oregon Senior Peer Outreach
Ilaha adeegyada waayeelka Oregon ee la harjadaaya go'doonka iyo kalinimada inta lagu jiro COVID-19, ayna ku jiraan daryeelka asbuuc kasta oo lagu baxsho wicitaannada taleefanka ayna baxshaan khubarada daryeelku.
1-833-736-4676

communitycounselingsolutions.org/senior-outreach
Referral Form

Adeegyada Aadanaha iyo Caafimaadka ee Deegaanka Yamhill CMHP
Adeegyada isticmaalka maandooriyaha dhaqan ahaan ka jawaab celinaya ee loogu talagalay dadka degan deegaanka Yamhill.
www.hhs.co.yamhill.or.us

Olalla Center
Bulsho daryeel leh oo taageerta qoysaska iyo shakhsiyaadka ku nool ama degan Deegaanka Lincoln County
Wac 541-336-2254
www.olallacenter.org

Milestones Family Recovery
Adeegyada isticmaalka maandooriyaha ee dhalinyarada iyo qoysaska daryeelka ku jira meelaha ee loogu talagalay dadka degan Corvallis.
Macluumaadka ku saabsan adeegyada degaanka iyo bukaan socodka halkan
www.milestonesrecovery.com

Columbia Community Mental Health
Laynka Xafiiska Guud: (503) 397-5211
Laymanka Aafada: (503) 782-4499
www.ccmh1.com/mental-health-and-wellbeing

Willamette Family, Inc.
Isticmaalka maandooriyaha iyo daaweynta ka soo kabashada, adeegyada caafimaadka dhimirka iyo taageerada qoyska ee loogu talagalay dadka degan Lane County
Wac 541-762-4306
www.wfts.org

Emergence
Isticmaalka maandooriyaha iyo adeegyada caafimaadka dhimirka ee Lane County.
oo ay kujiraan barnaamijyada dhammaadka toddobaadka iyo kuwa fiidkii si loo taageero jadwal kala duwan.
Macluumaad ku saabsan kal-fadhiyada tehealth iyo kulanka daaweynta ee Zoom halkan
www.4emergence.com

White Bird Clinic
Talo bixin-diirada lagu saaraayo maaamiisha oo naxariis leh kuna aadan masiibada, ayna ku jiraan gaariga caasiga ee caawimaada dhibaatada, adeegyada soo kabashada bukaan socodka iyo adeegyada talo siinta shaqsiyaadka dagan deegaannada Eugene iyo Springfield.
Crisis Intervention Van:
Eugene: 541-682-5111
Springfield: 541-726-3714
Laynka gurmadka: 541-687-4000
Adeegyada Caafimaadka Dhimirka ee Bukaansocodka ee Chrysalis: 541 – 683-1641
Adeegyada Kale: 541-342-8255
www.whitebirdclinic.org

Caafimaadka Dhimirka ee Degmada Lincoln
Waa adeeg bixiye caafimaadka Dhimirka bulshada ah oo ka shaqeeya Degmada Lincoln kaas oo bixiya talooyin, maaraynta kiiska, iskudubaridka daryeelka, maaraynta daawada, iyo adeegyada kalkaalinta oo lagu baxsho xarunta bukaan socodka lana siiyo carruurta iyo dadka waawayn ee degan Degmada Lincoln ee la daalaa dhacaaya xanuunada caafimaadka dhimirka ah.
541-265-4179
https://www.co.lincoln.or.us/hhs/page/lincoln-community-health-center-4

Lincoln County Mental Health
Adeeg bixiyaha caafimaadka dhimirka iyo dabeecada ee Degmada Lincoln oo kutaqaqustay shaqsiyaadka qaba xanuunka dhimirka ee joogtada ah oodaran (SPMI), aynakujiraan PTSD, schizophrenia, xanuunka schizoaffective, xanuunka bipolar, iyo waxyaabo kale.
541-574-5960 and 541-265-4179
https://www.co.lincoln.or.us

Adeegyada Qoyska iyo Carruurta ee Degmada Lincoln
Xarun talo iyo taageero lagu bixiyo oo loogu talgalay dhalinta iyo qoysaska Degmada Lincoln. Adeegyada waxaa ku jira barnaamijyo takhasus ah, maaraynta kiiska oo adag, daryeelka aruurinta, adeegyada dugsiga lagu baxsho, daawaynta isticmaalka maandooriyaha iyo iskaashiyada lala samaynaayo khayraadka maxaliga ah.
541-265-4179
https://www.co.lincoln.or.us

Reconnections Counseling
Xarunta daawaynta isticmaalka maandooriya ha ee bukaansocodka oo bixisa adeegyo la siiyo shaqsiyaadka, dhalinyarada, iyo qoysaska kudhaqan Newport, Toledo, Lincoln City, iyo Florence, Oregon.
541-574-9570
https://www.reconnectionscounseling.com

Discovery Counseling
Xarun bixisa xalalkas oo kabashada, oo xogtu qarsooditahay kuna aadan xanuunka isticmaala maandooriyaha.
541-574-9050
http://www.discoverycounseling.co

OSLC Developments, Inc.
Bixyaha adeegyada caafimaadka dhimirka ee xanuunka laga qaado isticmaalka maandooriyaasha kaas oo baxsha adeegyada daawaynta bukaan socodka ee shaqsiyaadka, qoysaska iyo carruurta ku dhaqan Degmada Lane. 541-485-2711
https://www.odiclinic.org/

Baxnaaninta Xaaladaha Degdega ah ee Maandooriyaha iyo Dhimirka
Xarunta daawaynta xanuunka ka dhasha isticmaalka maandooriyaha oo bixisa kooxaha taageerada ay isa siiyaan dadka isku cilada qaba.
541-393-0777
http://www.4emergence.com

Xarunta Hormarinta Qoyska
Adeeg oonleen ah ama toos loo tagaayo oo lagu baxsho Degmada Lane lana siiyo carruurta, qaangaarka, dadka waawayn, iyo qoysaska waajahaya xanuunada isticmaalka maandooriyaha, caafimaadka dhimirka, ama ciladaha wada socda
541.342.8437
https://www.c-f-d.org

Tillamook County Community Health Centers (Xarumaha Caafimaadka Bulshada Tillamook)
Waxay siiyaan bukaanka fursad uu kula hadlo Shaqaalaha Bulshada ama La taliye xirfadle ah. https://tillamookchc.org/behav...