Laga bilaabo Maajo 11, 2023, Saraakiisha Caafimaadka Dadwaynaha ee Oregon ayaa meesha ka saaray talaabooyinka kaladuwan ee gurmadka COVID-19 maadaama xaalada degdega ah ee federaalku dhammaatay. Xog badan oo ku saabsan isbadelladii ugu danbeeyay ka fiiri halkaan.

Oonleen iyo Gobalka oo dhan

Xirfadlayaal qababa tababar oo bixinaaya taageerada deegaanka

COVID-19 waxa uu nolasheena u badelay qaabab badan. Qof kasta way ku adkaan kartaa. Haddii aad dhib ku qabto la qabsiga, kaligaa matihid waxaana laga yabaa inay tahay waqtigii aad dalban lahayd taageero. Adeegyada turjumaada ayaa diyaar ah.

Oregon Covid-19 Long Haulers Support Group (Kooxda Taageerada Oregon Covid-19 ee Long Haulers)

Kooxdan waxaa loogu talagalay dadka ku nool Oregon iyo SW Washington kuwaas oo sanadkii 2020-kii uu ku dhacay cudurka COVID-19 (mawjadihii koowaad), iyo, ka dib xanuun aad u daran, waajahaya xanuuno ka dhashay oo ka hortaagan inay ku laabtaan caafimaadkii ay haysteen kahor fayraska 503-502-1706

https://colossal-producer-8824.ck.page/36a59cc46d

Xarunta Dhaqan Celinta
Waxaan daabacnaa xogta oonleenka ah oo bilaash ah kuna saabsan xariirka ka dhaxeeya isticmaalka maandooriyaha iyo qabatinta daroogada anagoo doonayna inaan abuurno bulsho caafimaad iyo farxad badan leh.
(866) 597-0685
https://www.rehabspot.com/treatment/support-groups/