Laga bilaabo Maajo 11, 2023, Saraakiisha Caafimaadka Dadwaynaha ee Oregon ayaa meesha ka saaray talaabooyinka kaladuwan ee gurmadka COVID-19 maadaama xaalada degdega ah ee federaalku dhammaatay. Xog badan oo ku saabsan isbadelladii ugu danbeeyay ka fiiri halkaan.

Koonfur-bari Oregon

Xirfadlayaal qaba tababar oo bixinaaya taageerada deegaanka

COVID-19 waxa uu nolasheena u badelay qaabab badan. Qof kasta way ku adkaan kartaa. Haddii aad dhib ku qabto la qabsiga, kaligaa matihid waxaana laga yabaa inay tahay waqtigii aad dalban lahayd taageero. Adeegyada turjumaada ayaa diyaar ah.

Age Wise Age Well
Talo bixinta dadka isku duruufta ah isa siiyaan iyo taageerada dadka waawayn iyo waayeelka ee Rogue Valley.
Wac 541-774-8201

La Clinica
Daryeelka bulshada ee la awooddi karo ee loogu talagalay dadka ku hadla afka Isbaanishka ee Rogue Valley
Ka raadi ilo halkan
www.laclinicahealth.org

Iskaashiga Caafimaadka ee Klamath
Adeegyo caafimaad oo qiimo jaban iyo kuwo bilaash ah oo loogu talagalay dadka degan Klamath County
Wac 541-851-8110
www.klamathopendoor.org

Family Nurturing Center
Taageero waxbarasho oo la siiyo carruurta da'doodu u dhaxayso 0-5 ilaa loo la siiyo qoysaska ku dhaqan degmada Jackson iyo Josephine.
Wac 541-779-5242
www.familynurturingcenter.org

Aviva Health
Xarumaha caafimaadka ee kuyaala Degmada Douglas ee baxsha adeegyada Caafimaadka jirka, dabeecada, iyo dhimirka. Qiimo kala hooseeya ayaa lagubaxshaa.
Goobta Roseburg: 541-672-9596
Goobta Myrtle Creek: 541-860-4070
https://aviva.health

Compass Behavioral Health
Adeegbixiyaha daryeelka caafimaadka dhimirka iyo caafimaadka dabeecada ee Koonfurta Oregon ayna kujiraan daryeelka 24 saac furan ee dhibaatooyinka.
Teleefoonka: 541-440-3532 Laynka Dhibaatooyinka oo 24 saac shaqeeya: 800-866-9780 (uunaheli karo qofkasta)
https://www.adaptoregon.org

Roseburg Therapy
Talo siinta shaqsiyaadka iyo qoysaska kudhaqan Springfield iyo Roseburg ee wajahaaya walaaca, niyadjabka, cilada kadib dhacdo naxdin leh, iyo kuwo kale.
541-900-4285
https://www.roseburgtherapy.com

Second Wind Wellness Center
Adeegyada talobixinta ee kor u qaadaaya qaabnololeedka caafimaadka iyo fayaqab leh ee dadka ku nool Degmada Douglas.
541-679-0366
https://secondwindmentalhealth.com

South River Community Health Center
Xarunta Caafimaadka Bulshada ee Degmada Douglas oo baxsha daryeel iskudhafan, oo bukaanka diirada lagu saaraayo.
541-492-4550
https://south-river.org

Umpqua Health
Umpqua Health waxay kuxidhaa xubnaha ka diiwaan gashan Qorshaha Caafimaadka ee Oregon ee kudhaqan Degmada Douglas daryeelka jirka, dabeecada, iyo dhimirka iyo daryeelka ilkaha iyo sidoo kale daryeelka carruurta, daryeelka aasaasiga ah ee dadka waawayn, iyo daryeelka Degdega ah.
541-229-4842
www.umpquahealth.com

Valley View Counseling
Waa xarunta talo bixin oo kutaala Degmada Douglas taasoo bixisa adeegyo heerar kaladuwan lehayna kujiraan adeegyada shaqsiga ah, kuwa lamaanaha, iyo baxnaaninta qoyska.
541-673-3985
https://www.valleyviewcounseling.com

Klamath Basin Behavioral Health
Klamath Basin Behavioral Health ayaa bixinaysa daryeel caafimaadka dhimirka oo gaar ah iyo daawada daroogada oo loogu talagalay dhammaan da'aha. Haddii adigga ama qof aad taqaano oo jooga Degmada Klamath uu waajahaayo dhibaatooyinka caafimaadka dhimirka iyo dhaqanka, nasoo wac.
541-883-1030
www.kbbh.org

Options for Southern Oregon
Options for Southern Oregon waxay bixisaa tiro badan oo barnaamijyada caafimaadka dhimirka iyo kasoo kabashada maandooriyaha ah sida baxnaaninta shaqsiga ah, adeegyada ilmaha qoyska, maaraynta kiiska, adeegyada dadka isku xaalada ah, taageerada shaqada iyo waxbarashada iyo waxyaabo kale. Intii lagu jiray muddada COVID-19 waxaan tababarnay la taliyaal si ay dadka u dhagaystaan una siiyaan taageero.
541-476-2373
http://www.optionsonline.org