Laga bilaabo Maajo 11, 2023, Saraakiisha Caafimaadka Dadwaynaha ee Oregon ayaa meesha ka saaray talaabooyinka kaladuwan ee gurmadka COVID-19 maadaama xaalada degdega ah ee federaalku dhammaatay. Xog badan oo ku saabsan isbadelladii ugu danbeeyay ka fiiri halkaan.

Portland Metro

Xirfadlayaal qababa tababar oo bixinaaya taageerada deegaanka

COVID-19 waxa uu nolasheena u badelay qaabab badan. Qof kasta way ku adkaan kartaa. Haddii aad dhib ku qabto la qabsiga, kaligaa matihid waxaana laga yabaa inay tahay waqtigii aad dalban lahayd taageero. Adeegyada turjumaada ayaa diyaar ah.

AXarunta Daaweynta Ee (Advance Treatment Center)
Barnaamijyada isticmaalka maandooriyaha ee la shaqsiyeeyay ee ku baxa Ingiriisiga iyo Isbaanishaka ee loogu talagalay dadka deggan aagga Portland.
Wac 503-766-2582
www.advancetx.com

LifeWorks NW
Daryeel naxariis leh dhammaan da’ kasta ah oo loogu talagalay dadka deggan degmo waynta Portland
Wac 503-645-9010
Wac Khadka bilaashka 888-645-1666
Xog Dheeri ah

Adeegyada Jaaliyadda ee Lutheran Community Services Northwest
Adeegyada la-talinta dhaqamada kala duwan ee dadka deggan degmada Portland
Wac 503-731-9589
www.lcsnw.org

Modus Vivendi
Isticmaalka maandooriyaha iyo xarunta baxnaanista caafimaadka dhimirka ee dadka degan aagga East Portland.
Wac 503-781-9065
www.multco.us

Isbahaysiga Qaranka ee Cudurka Dhimirka ee Clackamas
Jaaliyad, qoys-ilaa-qoys iyo adeegyada taageerada soo kabashada ee loogu talagalay qoysaska iyo shakhsiyaadka
Wac 503 344-5050
www.namicc.org

Northwest Family Services
Taageerada qoyska iyo dhalinyarada oo loogu hadlo luqaddaha Ingiriiska iyo Isbaanishka oona loogu talagalay aagga degmo waynta Portland-Salem
Wac 503-546-6377
www.nwfs.org

Qaybbaha iyo Ruggaha Waaxda Takhtarka Xanuunnada Maskaxda
Adeegyo badan oo caafimaadka dhimirka ah, oo ay kujirto taageero loogu talagalay qaxootiga iyo soogalootiga
Wac 503-494-6176
www.ohsu.edu

Xarunta Caafimaadka Virginia Garcia Memorial Center
Daryeel in ka badan 60 luqadood, iyadoo diirada la saarayo soogalootiga iyo shaqaalaha beeraha xilliyeed ee Washington iyo Yamhill County
Wac 503-352-8610
www.virginiagarcia.org

Adeegyada Cilmi nafsiga iyo Latalinta ee Western
Adeegyo taageero kala duwan, oo ay ku jiraan Latino/barnaamijyo caafimaadka dhimirka ah oo loogu talagalay dadka deggan degmo waynta Portland Barnaamijka xanuunnada isticmaalka maandooriyaha 503-506-6418
Adeegyada cilmu-nafsiga caafimaadka 360-469-1810
www.westernpsych.com

Neurotherapeutic Pediatric Therapies
Xarun bixisa caafimaadka dhimirka oo qoyska diirada lagu saaraayo taasoo laga helo caafimaadka dhimirka, dabeecada, iyo caawimaada baxnaaninta ee carruurta iyo qoysaskooda.
Melissa Youd, Agaasimaha Suuqgaynta iyo Kobacaee Neurotherapeutic Pediatric Therapies. 503-263-8903 melissa@nt4kids.org
https://www.nt4kids.org/

Covid Community Counseling Program
Adeegyada dhaqanka oo muddo koo-ban ah laguna bixinaayo talo bixin ku aadan COVID-19 laguna baxsho si bilaash ah ayna bixiso Degmada Washington.
Wac 503-846-4528
Email COVIDCounseling@co.washington.or.us
More info

Barnaamij Boorinaaya Nolosha Firfircoon ee Guusha leh ee Waayeelka (PEARLS) iyo Xalinta
Taageerada la taliyaha iyo tababaraha ayna ku jiraan maaraynta walaaca ee dadka waawayn iyo waayeelka ku nool Degmada Washington
Xarunta Caafimaadka iyo Adeegga Aasiyaanka: 503-872-8822 x200
Adeegyada Qoyska iyo Carruurta Yuhuuda: 503-226-7079 x124
Lifeworks Northwest: 503-641-1475, codso Khabiirka Barnaamijka Resolve
More info

Mental Health & Addiction Association of Oregon (MHAAO, Ururka Caafimaadka Dhimirka iyo Marqaanka ee Oregon)
MHAAO waa urur ay maamulaan dad soo maray ciladahaan oo kor u qaada soo kabashada qofku hagaayo iyo faya qabka dhammaan dadka asagoo bixinaaya adeegyada soo kabashada dadka isku xaalada ah, tababar, iyo caawimaad farsamo. MHAAO wuxuu baxshaa taageerada qof iyo qofka ah ee dadka isku daruufta ah isa siiyaan oo lagu baranaayo nashaadaadka soo kabashada caafimaadka dhimirka iyo/ama la qabsiga maandooriyaha iyo badqabka. Haddii adigga ama qof aad taqaano uu doonaayo inuu helo taageero, fadlan wac 503-922-2377 ama booqo webseedkeena.
https://www.mhaoforegon.org