Laga bilaabo Maajo 11, 2023, Saraakiisha Caafimaadka Dadwaynaha ee Oregon ayaa meesha ka saaray talaabooyinka kaladuwan ee gurmadka COVID-19 maadaama xaalada degdega ah ee federaalku dhammaatay. Xog badan oo ku saabsan isbadelladii ugu danbeeyay ka fiiri halkaan.

Bariga Oregon

Xirfadlayaal qababa tababar oo bixinaaya taageerada deegaanka

COVID-19 waxa uu nolasheena u badelay qaabab badan. Qof kasta way ku adkaan kartaa. Haddii aad dhib ku qabto la qabsiga, kaligaa matihid waxaana laga yabaa inay tahay waqtigii aad dalban lahayd taageero. Adeegyada turjumaada ayaa diyaar ah.

Eastern Oregon Center for Independent Living
Talo bixin dadka isku duruufta ah hagayaaniyo kooxaha taageerada ee dadka naafada ah.
Gudaha Ontario wac 541-889-3119
Gudaha Ontario wac laynka Bilaashka ah 1-844-489-3119
Gudaha Pendleton Wac 541-276-1037
Gudaha Pendleton Wac laynka bilaashka ah 1-877-711-1037
Gudaha The Dalles Wac 541-370-2810
Gudaha The Dalles Wac laynka Bilaashaka ah 541-276-1125
www.eocil.org

Community Counseling Solutions
CCS ayaa leh shaqaalaha wacyi gelinta oo u tababaran inay dhagaystaan dadka ayna siiyaan taageero xiliyada dhibaatada ka dhalata COVID-19 ay jirto. Waan dhagaysan doonaa sheekadaada. Waxaan kaa caawin karnaa soo gudbinta, agabka waxbarashada iyo ilaha kale.

Wac xafiiska deegaankaaga si aad ula hadasho mid kamid ah shaqaalaha wacyi gelinta.

  • Xafiiska Arlington: (541) 454-2223
  • Xafiiska Boardman: (541) 481-2911
  • Xafiiska Condon: (541) 384-2666
  • Xafiiska Fossil: (541) 763-2746
  • Xafiiska Heppner: (541) 676-9161
  • Xafiiska John Day (541) 575-1466
  • Laynka af Isbaanishka: (541) 676-9161 ext 4618

https://communitycounselingsolutions.org

New Directions Northwest Inc.
New Directions Northwest, Inc. waxay ku takhasustay caawinta dadka qaba dhibaatooyinka ka dhasha khamriga, daroogada iyo khamaarka, caafimaadka dhimirka, naafooyinka kobaca, iyo adeegyada kahortaga. Haddii adigga ama qof aad taqaano oo jooga Degmada Baker uu waajahaayo dhibaatooyinka caafimaadka dhimirka ma dabeecada, ama dhibaatooyinka naafada.
541-523-7400
newdirectionsnw.org

Wallowa Valley Center for Wellness

Wallowa Valley Center for Wellness waxay bixisaa adeegyada kaladuwan ee caafimaadka dhimirka, ayna ku jiraan baxnaaninta shaqsiga ah, qoyska iyo kooxda, talo bixinta joojinta khamaarka, daawaynta maandooriyaha, adeegyada gurmadka wareegga oo 24/7 shaqeeya, talo bixinta dugsiga iyo adeegyada naafada kobaca. Waxaan bixinaa talo bixin bilaash ah oo qarsoodi ah inta lagu muddada COVID-19.

Wac 541-426-4524
24/7 laynka shaqeeya ee gurmadka dhibaatadu waa 541-398-1175
wvcenterforwellness.org

Umatilla County Human Services
Adeegyada Aadanaha ee Degmada Umatilla CARE ayaa bixisa adeegyada daawaynta daroogada, ilaha kahortaga iyo taageerada dadka dalka usoo halgamay.
Inta lagu jiro COVID-19 waxaan diyaar u nahay inaan dhagaysano aana taageerno xubnaha bulshadeena.

Wac af-Ingiriis: 541-379-3575
Wac Mayra Zepeda: 541-648-8601
co.umatilla.or.us/ad/index.html