Laga bilaabo Maajo 11, 2023, Saraakiisha Caafimaadka Dadwaynaha ee Oregon ayaa meesha ka saaray talaabooyinka kaladuwan ee gurmadka COVID-19 maadaama xaalada degdega ah ee federaalku dhammaatay. Xog badan oo ku saabsan isbadelladii ugu danbeeyay ka fiiri halkaan.

Bartamaha Oregon

Xirfadlayaal qaba tababar oo bixinaaya taageerada deegaanka

COVID-19 waxa uu nolasheena u badelay qaabab badan. Qof kasta way ku adkaan kartaa. Haddii aad dhib ku qabto la qabsiga, kaligaa matihid waxaana laga yabaa inay tahay waqtigii aad dalban lahayd taageero. Adeegyada turjumaada ayaa diyaar ah.

The Next Door, Inc

Taageerada caafimaadka dhimirka oo loogu talagalay in lagu xoojiyo laguna siiyo taageero carruurta iyo qoysaska waajahaaya walaaca iyo niyadjabka cudurka COVID-19 awgiis. Adeegyada waxaa lagu baxshaa Ingiriis iyo Isbaanish.
Laymanka Aafada: 541-308-7110

Hood River 541-386-6665
The Dalles 541-296-8118
https://nextdoorinc.org/mental-health-crisis-line/

One Community Health
Daryeelka jirka iyo maskaxda oo bulshada kusalaysan, oo naxariis leh loona fidiyo dhammaan qof kasta. Adeegyada la heli karo aya doon laga ee gayn caymiska ama awooda dhiibista qarashka. Dadka kuhadla Isbaanishka iyo Ingiriiska iyo turjumaano dheeraad ah ayaa la heli karaa.
Fariin qoraal u dir 541-386-6380 si’aad balan ugaqabsato
Hood River: 541-386-6380
The Dalles: 541-296-4610
https://www.onecommunityhealth.org/appointmentrequest

Mid-Columbia Center for Living
Adeegbixiye u tababaran sookabashada, xog badan ka bixiyadhacdooyinka naxdinta leh oo dhaqanka dhawrta oo loogu talagalay dadka qaba caafimaadka dhimirka iyo adeegsiga maandooriyaha.
Laymanka Aafada: 1-888-877-9147
Laynka Warm: 1-800-698-2392
The Dalles: (541) 296-5452
Hood River: (541) 386-2620
https://www.mccfl.org/corona-virus-update/

Adeegyada Daaweynta BestCare Caadaysiga iyo adeegyada caafimaadka dhimirka ee Bartamaha Oregon iyo xarunta baxnaanista ee maandooriyaha ee af-Isbaanisha kaliya ee gobolka Bend ama Redmond: 541-617-7365
Madras: 541-475-6575
Prineville: 541-323-5330
Ilaha ka soo kabashada ee ku hadla Isbaanishka halkan
https://www.bestcaretreatment.org/servicios-latinos.html

Mosaic Medical
Daryeel naxariis leh oo loogu talagalay dadka deggan Bartamaha Oregon, ama aan caymis la’hayn
Wac 541-383-3005
www.mosaicmedical.org

Adeegyada Caafimaadka ee Degmada Deschutes – Waaxda Caafimaadka Dhimirka Urur baxsha adeegyada caafimaadka dhimirka, isticmaalka maandooriyaha, iyo garaadka iyo koriinka ee dhammaan dadka da'ada kaladuwan ee ku dhaqan Degmada Deschutes.
541-322-7500 Khadka Dhibaatooyinka oo 24 saac shaqeeya: 541-322-7500, ext 9
Se Habla Español: Adeegyada labada luuqadood ee la heli karo https://www.deschutes.org/health/page/behavioral-health

Mutadawiciinta ka shaqeeya Medicine Clinic Of The Cascades
Urur aan faa’ido doon ahayn oo baxsha daryeelka caafimaadka, daawooyinka dhakhtarku qoro, iyo daryeelka caafimaadka dhimirka looguna talagalay dadka waawayn ee danyarta ah, ee shaqeeya oo ku nool bartamaha Oregon aana haysan wax caymis caafimaad ah ama qaabab ay iskaga baxshaan qarashka daryeelka.
(541) 330-9001
https://www.vim-cascades.org/about-us/

Kaydka Adeegga ee Bartmaha Oregon Kaydka khayraadka oo laga helo liiska xulashooyinka kaladuwan ee caafimaadka dhimirka lagana helo sharaxaada iyo meesha lagala xariiraayo adeegyada bulshada eek u yaala Bartmaha Oregon. Kaydka waxaa sidoo kale ku jira hay’adaha aan dawliga ahayn.
https://centraloregonresources.org/full-directory/#mental