Laga bilaabo Maajo 11, 2023, Saraakiisha Caafimaadka Dadwaynaha ee Oregon ayaa meesha ka saaray talaabooyinka kaladuwan ee gurmadka COVID-19 maadaama xaalada degdega ah ee federaalku dhammaatay. Xog badan oo ku saabsan isbadelladii ugu danbeeyay ka fiiri halkaan.

Taageerada dhalinta, kurayda iyo qoysaska

Bulshadaadu waxay noqon kartaa meel aad ka hesho caawimaad iyo deganaan

Hel taageero ay abuurtay bulshadaada, looguna talagalay bulshadaada. Hel lataliye fahmaaya waxyaabaha aad soomartay ama ku biir kooxaha taageerada siiya dadka kale ee aad isku xaalada kujirtaan.

Liiska hoose ayaa la abuuray ayadoo caawimaad laga helaayo bulshada si aad u hesho khayraadka caafimaadka dhimirka iyo muqaadaraadka haddii aad caymis haysato iyo haddii kaleba. Waxaa jira taageero daryeel qiimo jaban leh oo laga dhex helo bulshadaada, oo ah meesha aad ku dareemi karto badqab iyo fahan.

Youth Era
Urur Dhalin yaro iyo xarun taageero oo diirada saarta taageerida dhalin yarada ku jira dhibaatada.
Taageerada Dadka isku daruufta ah isa siiyaan oo lagu baxsho Chat ama Twitch, ama wac
971-334-9295
www.youthera.org

Qatka Dhalinyarta
Taageero loogu talagalay dhalinyarada-ilaa-dhalinyarada
Wac 877-968-8491
Fariin qoraal teen2teen ugu dir 839-863
Sheeko
www.oregonyouthline.org

Reach Out Oregon
Taagerada dadka isku daruufta ah isa siiyaan ee waalidiinta iyo qoysaska.
Waxaa la heli karaa Isniinta-Jimcada 12p - 7p (marka laga reebo maalmaha fasaxa)
Wac 833-732-2467
www.reachoutoregon.org

Trillium Family Services
Daryeelka Caafimaadka dhimirka ee diirada saaraaya carruurta iyo qoysaska, oo u diyaarsan inuu daaweeyo dhibaatooyinka caafimaadka dhimirka oo halmar ah ama kuwo joogto ah.
Adeegyada Caafimaadka/Baxnaaninta wac 888-333-6177
www.trilliumfamily.org

Child Mind Institute
Adeegyo loogu talagalay carruurta iyo qoysaska la daalaa dhacaaya caafimaadka Dhimirka, ayna ku jiraantaageerada qoysaska inta lagu jiro aafada korona fayras.
www.childmind.org

Adeegyada Carruurta iyo Qoyska ee Morrison
Taageerada carruurta, dhalinta, iyo qoysaskooda waajahaaya dhibaatooyinka caafimaadka dhimirka iyo isticmaalka maandooriyaasha.
Wac 503-258-4200
www.morrisonkids.org

Portland Therapy Center
Xarunta Baxnaaninta ee Portland Kaydka xogta oo la raadin karo ee xirfadlayaasha aaga Portland ee caafimaadka dhimirka. Raadso baxnaaniye jooga Portland oo ku taqasusay la shaqaynta kurayda iyo carruurta.
www.portlandtherapycenter.com

Dhisida Qoysaska Caafimaadka Qaba
Ilaha taageerada iyo waxbarashada qoysaska ee waalidiinta, daryeelayaasha, waalidiinta ilmuhu u dhalan doono, ardayda iyo carruurta.
Gudaha Wallowa County wac 541-426-9411
Gudaha Baker County wac 541-524-2331
Gudaha Union County wac 541-398-0674
Gudaha Malheur County wac 541-216-3101
www.oregonbhf.org

Friends of the Children
Barnaamij hagiid siiya carruurta kaasoo carruurta ku xira tababarayaal dad waawayn ah.
Wac 503.281.6633
www.friendsofthechildren.org

Family Nurturing Center
Taageero waxbarasho oo la siiyo carruurta da'doodu u dhaxayso 0-5 ilaa loo la siiyo qoysaska ku dhaqan degmada Jackson iyo Josephine.
Wac 541-779-5242
www.familynurturingcenter.org

NAMI Children and Families
Urur ay hagaan dad iskubaahi ah oo loo sameeyay soo kabashada iskaa ah oo lagu baxsho kooxo taageero oo toos ah iyo kuwo oonleen ah.
Ka fiirimeesha laga wacaayo waaxda kutaala Portland halkaan
https://namior.org/resources/community-resource-lists/children-and-families/

NW Family Services
Taageerada iyo adeegyada isticmaalka maandooriyaha ee dhalinta iyo carruurta. Adeegyada waxaa lagu heli karaa Ingiriis iyo Isbaanish.
Ka fiiriboggaxogtaxariirka halkaan
https://www.nwfs.org

Reconnections Counseling
Xarunta daawaynta isticmaalka maandooriya ha ee bukaansocodka oo bixisa adeegyo la siiyo shaqsiyaadka, dhalinyarada, iyo qoysaska kudhaqan Newport, Toledo, Lincoln City, iyo Florence, Oregon.
(541-574-9570)
https://www.reconnectionscounseling.com/

Oregon Family Support Network (OFSN)
Adeegyo ay hogaamiyaan dad dhibaato soo maray looguna talagalay waalidiinta iyo daryeelayaasha carruurta u baahan taageerada caafimaadka shucuurta, dabeecada iyo dhimirka. Adeegyada waxbarashada u doodista si looga caawiyo qoysaska iyo carruurta inay helaan nidaamyada caafimaadka ayna helaan ilaha adeegyada.
admins@ofsn.net (503) 363-8068
http://www.ofsn.net

Caafimaadka Dhimirka ee Degmada Lincoln
Waa adeeg bixiye caafimaadka Dhimirka bulshada ah oo ka shaqeeya Degmada Lincoln kaas oo bixiya talooyin, maaraynta kiiska, iskudubaridka daryeelka, maaraynta daawada, iyo adeegyada kalkaalinta oo lagu baxsho xarunta bukaan socodka lana siiyo carruurta iyo dadka waawayn ee degan Degmada Lincoln ee la daalaa dhacaaya xanuunada caafimaadka dhimirka ah.
541-265-4179
https://www.co.lincoln.or.us/hhs/page/mental-health-substance-abuse-and-problem-gambling

Adeegyada Qoyska iyo Carruurta ee Degmada Lincoln
Xarun talo iyo taageero lagu bixiyo oo loogu talgalay dhalinta iyo qoysaska Degmada Lincoln. Adeegyada waxaa ku jira barnaamijyo takhasus ah, maaraynta kiiska oo adag, daryeelka aruurinta, adeegyada dugsiga lagu baxsho, daawaynta isticmaalka maandooriyaha iyo iskaashiyada lala samaynaayo khayraadka maxaliga ah.
541-265-4179
https://www.co.lincoln.or.us

OSLC Developments, Inc.
Bixyaha adeegyada caafimaadka dhimirka ee xanuunka laga qaado isticmaalka maandooriyaasha kaas oo baxsha adeegyada daawaynta bukaan socodka ee shaqsiyaadka, qoysaska iyo carruurta ku dhaqan Degmada Lane.
541-485-2711
https://www.odiclinic.org/

Xarunta Hormarinta Qoyska
Adeeg oonleen ah ama toos loo tagaayo oo lagu baxsho Degmada Lane lana siiyo carruurta, qaangaarka, dadka waawayn, iyo qoysaska waajahaya xanuunada isticmaalka maandooriyaha, caafimaadka dhimirka, ama ciladaha wada socda.
541.342.8437
https://www.c-f-d.org