Laga bilaabo Maajo 11, 2023, Saraakiisha Caafimaadka Dadwaynaha ee Oregon ayaa meesha ka saaray talaabooyinka kaladuwan ee gurmadka COVID-19 maadaama xaalada degdega ah ee federaalku dhammaatay. Xog badan oo ku saabsan isbadelladii ugu danbeeyay ka fiiri halkaan.

Dadka Waayeelka ah

Bulshadaadu waxay noqon kartaa meel aad ka hesho caawimaad iyo deganaan

Hel taageero ay abuurtay bulshadaada, looguna talagalay bulshadaada. Hel lataliye fahmaaya waxyaabaha aad soomartay ama ku biir kooxaha taageerada siiya dadka kale ee aad isku xaalada kujirtaan.

Liiska hoose ayaa la abuuray ayadoo caawimaad laga helaayo bulshada si aad u hesho khayraadka caafimaadka dhimirka iyo muqaadaraadka haddii aad caymis haysato iyo haddii kaleba. Waxaa jira taageero daryeel qiimo jaban leh oo laga dhex helo bulshadaada, oo ah meesha aad ku dareemi karto badqab iyo fahan.

Age+
Ilaha iyo daryeelka waayeelka Oregon inta lagu jiro COVID-19.
Wac 503-408-4759
ageplus.org

Oregon Senior Peer Outreach
Ilaha adeegyada waayeelka Oregon ee la harjadaaya go'doonka iyo kalinimada inta lagu jiro COVID-19, ayna ku jiraan daryeelka asbuuc kasta oo lagu baxsho wicitaannada taleefanka ayna baxshaan khubarada daryeelku.
1-833-736-4676

communitycounselingsolutions.org/senior-outreach
Foomka Gudbinta

Age Wise Age Well
Talo bixinta dadka isku duruufta ah isa siiyaan iyo taageerada dadka waawayn iyo waayeelka ee Rogue Valley.
Wac 541-857-7780

Eastern Oregon Center for Independent Living
Talo bixin dadka isku duruufta ah hagayaaniyo kooxaha taageerada ee dadka naafada ah.
Gudaha Ontario wac 541-889-3119
Gudaha Ontario wac laynka Bilaashka ah 1-844-489-3119
Gudaha Pendleton Wac 541-276-1037
Gudaha Pendleton Wac laynka bilaashka ah 1-877-711-1037
Gudaha The Dalles Wac 541-370-2810
Gudaha The Dalles Wac laynka Bilaashaka ah 1-844-370-2810
www.eocil.org

Barnaamij Boorinaaya Nolosha Firfircoon ee Guusha leh ee Waayeelka (PEARLS) iyo Xalinta
Taageerada la taliyaha iyo tababaraha ayna ku jiraan maaraynta walaaca ee dadka waawayn iyo waayeelka ku nool Degmada Washington. Xarunta Caafimaadka iyo Adeegga Aasiyaanka: 503-872-8822 x200
Adeegyada Qoyska iyo Carruurta Yuhuuda: 503-226-7079 x124
Lifeworks Northwest: 503-641-1475, codso Khabiirka Barnaamijka Resolve
www.co.washington.or.us