Laga bilaabo Maajo 11, 2023, Saraakiisha Caafimaadka Dadwaynaha ee Oregon ayaa meesha ka saaray talaabooyinka kaladuwan ee gurmadka COVID-19 maadaama xaalada degdega ah ee federaalku dhammaatay. Xog badan oo ku saabsan isbadelladii ugu danbeeyay ka fiiri halkaan.

Shabakada dadka isku xaalada ah

Bulshadaadu waxay noqon kartaa meel aad ka hesho caawimaad iyo deganaan

Hel taageero ay abuurtay bulshadaada, looguna talagalay bulshadaada. Hel lataliye fahmaaya waxyaabaha aad soomartay ama ku biir kooxaha taageerada siiya dadka kale ee aad isku xaalada kujirtaan.

Liiska hoose ayaa la abuuray ayadoo caawimaad laga helaayo bulshada si aad u hesho khayraadka caafimaadka dhimirka iyo muqaadaraadka haddii aad caymis haysato iyo haddii kaleba. Waxaa jira taageero daryeel qiimo jaban leh oo laga dhex helo bulshadaada, oo ah meesha aad ku dareemi karto badqab iyo fahan.

Xarunta Soo-kabashada 4-aad
Taageerada asxaabta iyo barnaamijyada bulshada ee dhalinyarada soo kabashada Macluumaadka shirarka khadka tooska ah halkan
www.4drecovery.org

Folk Time, Inc.
Taageerada caafimaadka dhimirka iyo isku xirkaa bulshada ee ay hogaamiso bulshada
Barnaamijyada taageerada Virtual halkan
www.folktime.org

Peer Galaxy
Taageerada bulshada, barnaamijyo iyo ilaha
daryeelka caafimaadka dhimirka
Jadwalka taariikhda kulamada kooxaha taageerada ee khadka tooska ah halkan
www.peergalaxy.com

Isbahaysiga Qaranka ee Cudurka Maskaxda Oregon Caawinta
Urur ay ka howlgalaan kuwa isku faca ah oo ah urur u heellan dib uga soo kabasho iskeed ah Macluumaadka kooxda taageerada interneetka halkan
www.namior.org

Adeegyada Caafimaadka Dhimirka iyo Balwadaha Oregon
Urur ay ka howlgalaan kuwa isku faca ah oo ah urur u heellan dib uga soo kabasho iskeed ah Liisti ay ku qoran yihiin taageerooyinka iyo adeegyada asxaabta halkan
www.mhaoforegon.org

Soo kabashada Oregon
Taageerada iyo ilo loogu talagalay kuwa soo kabanaya Liiska kulamada ka soo kabashada ee khadka tooska ah halkan
www.oregonrecovers.org

Xarunta Bulshada ee ka Soo-kabashada
Ilaha asaagga ah iyo taageerada dadka deggan Deegaanka Marion iyo Degmada Polk Macluumaadka kooxda taageerada interneetka halkan
Wac 503-393-4273
www.roccsalem.org

WellMama Oregon
Taageero niyadeed oo loogu talagalay hooyooyinka iyo qoysaska ku nool Deegaanka Lane County
Wac 541-525-0495
www.wellmamaoregon.com

Youth Era
Urur Dhalin yaro iyo xarun taageero oo diirada saarta taageerida dhalin yarada ku jira dhibaatada.
Taageerada Dadka isku daruufta ah isa siiyaan oo lagu baxsho Chat ama Twitch, ama wac 971-334-9295
www.youthera.org

Reach Out Oregon

Taagerada dadka isku daruufta ah isa siiyaan ee waalidiinta iyo qoysaska.
Waxaa la heli karaa Isniinta-Jimcada 12p - 7p (marka laga reebo maalmaha fasaxa) Wac 833-732-2467
www.reachoutoregon.org

Oregon Senior Peer Outreach

Ilaha adeegyada waayeelka Oregon ee la harjadaaya go'doonka iyo kalinimada inta lagu jiro COVID-19, ayna ku jiraan daryeelka asbuuc kasta oo lagu baxsho wicitaannada taleefanka ayna baxshaan khubarada daryeelku.
1-833-736-4676

www.communitycounselingsolutions.org/senior-outreach
Foomka Adeeg Ku xirista

Age Wise Age Well

Talo bixinta dadka isku duruufta ah isa siiyaan iyo taageerada dadka waawayn iyo waayeelka ee Rogue Valley.
Wac 541-857-7780

Oregon Family Support Network (OFSN)
Adeegyo ay hogaamiyaan dad dhibaato soo maray looguna talagalay waalidiinta iyo daryeelayaasha carruurta u baahan taageerada caafimaadka shucuurta, dabeecada iyo dhimirka. Adeegyada waxbarashada u doodista si looga caawiyo qoysaska iyo carruurta inay helaan nidaamyada caafimaadka ayna helaan ilaha adeegyada.
admins@ofsn.net
(503) 363-8068
http://www.ofsn.net

CHANCE
Taageerada sookabashada shaqsiyaadka qaba xanuunada dhimirka iyo isticmaalka maandooriyaha oo hela aya soo kabashadasi ay qaab dhab ah ugu dhaqan geliyaan isbadalka noloshooda.
541-272-3740
https://www.chancerecovery.org/m/