Laga bilaabo Maajo 11, 2023, Saraakiisha Caafimaadka Dadwaynaha ee Oregon ayaa meesha ka saaray talaabooyinka kaladuwan ee gurmadka COVID-19 maadaama xaalada degdega ah ee federaalku dhammaatay. Xog badan oo ku saabsan isbadelladii ugu danbeeyay ka fiiri halkaan.

LGBTQIA2S+

Bulshadaadu waxay noqon kartaa meel aad ka hesho caawimaad iyo deganaan

Hel taageero ay abuurtay bulshadaada, looguna talagalay bulshadaada. Hel lataliye fahmaaya waxyaabaha aad soomartay ama ku biir kooxaha taageerada siiya dadka kale ee aad isku xaalada kujirtaan.

Liiska hoose ayaa la abuuray ayadoo caawimaad laga helaayo bulshada si aad u hesho khayraadka caafimaadka dhimirka iyo muqaadaraadka haddii aad caymis haysato iyo haddii kaleba. Waxaa jira taageero daryeel qiimo jaban leh oo laga dhex helo bulshadaada, oo ah meesha aad ku dareemi karto badqab iyo fahan.

Q Center
Ilaha, isku xirka iyo taageerada bulshada LQBTQIA+ Barnaamijyada taageerada khadka tooska ah halkan
www.pdxqcenter.org

Khadka Caawinta Deddig-labood
Taageerada iyo ilaha bulshada trans-led
Wac 877-565-8860
www.translifeline.org

Mashruuca TravorBarnaamijyada iyo adeegyada bulshada iyo nafaha lagu badbaadinayo ee loogu talagalay dhalinyarada LGBTQIA+ dhalinyarada
Wac 866-488-7386
Fariin qoraal ku dir START to 678-678
Kala sheekayso

www.trevorproject.org

Mashruuca Cascade Aids Project
Taageerada asaaga ah ee HIV+ ee shaqsiyaadka u baahan adeegyada caafimaadka dhimirka
www.capnw.org

Radical Rest
Liiska adeeg bixiyaasha baxsha daryeelka dhimirka, dareenka iyo adeegyada baxnaaninta jirka oo badan si bilaash ahna ku siiya dadka u dagaalamaaya cadaalada bulshada.
www.radicalrest.org

Xarunta Bravery
Waxay bixisaa kooxaha taageerada oo amaan iyo soo dhawayn leh iyo adeegyada caafimaadka dhimirka ee shaqsiyaadka bulshada LGBTQIA2S+ ga ah ee kudhaqan Degmada Lincoln.
https://www.olallacenter.org/bravery-center

Mind Solutions
Urur daryeel bulsho oo siiya taageerada dadka isku xaalada ah ee caafimaadka dhimirka, isticmaalka maandooriyaha, iyo rabshada qoyska.
(503) 206-8856
https://www.mindsolutionsusa.com