Laga bilaabo Maajo 11, 2023, Saraakiisha Caafimaadka Dadwaynaha ee Oregon ayaa meesha ka saaray talaabooyinka kaladuwan ee gurmadka COVID-19 maadaama xaalada degdega ah ee federaalku dhammaatay. Xog badan oo ku saabsan isbadelladii ugu danbeeyay ka fiiri halkaan.

Latino/Latina iyo Hispanic

Bulshadaadu waxay noqon kartaa meel aad ka hesho caawimaad iyo deganaan

Hel taageero ay abuurtay bulshadaada, looguna talagalay bulshadaada. Hel lataliye fahmaaya waxyaabaha aad soomartay ama ku biir kooxaha taageerada siiya dadka kale ee aad isku xaalada kujirtaan.

Liiska hoose ayaa la abuuray ayadoo caawimaad laga helaayo bulshada si aad u hesho khayraadka caafimaadka dhimirka iyo muqaadaraadka haddii aad caymis haysato iyo haddii kaleba. Waxaa jira taageero daryeel qiimo jaban leh oo laga dhex helo bulshadaada, oo ah meesha aad ku dareemi karto badqab iyo fahan.

ADAA Grupo de Apoyo en Linea
Khadka tooska ah, taageero gaar ee asxaabta ee isku faca ah ee walaaca iyo niyadjabka
Iskaqor halkan
www.adaa.org

Centro Latino Americano
Barnaamijyada caafimaadka dhimirka ee taageeraya qoysaska Latino/Latina ee ku nool Yurub
Wac 541-687-2667 raaci 119
www.centrolatinoamericano.org

Barnaamijka Puentes, Dareenka Bartamaha Magaalada
Barnaamijyada caafimaadka dhimirka ee taageeraya Latinos/Latinas soo kabashada
Wac 541-687-2667 ext 119
www.centrolatinoamericano.org

Barnaamijka Puentes, Dareenka Bartamaha Magaalada
Barnaamijyada caafimaadka dhimirka ee taageeraya Latinos/Latinas soo kabashada
Wac 503-546-9975
www.centralcityconcern.org/services/health-recovery/puentes/

Western Conexiones
Adeegyada caafimaadka dhimirka ee qoysaska Latino/Latina ee qoysaska degmo weynta Portland
Wac 503-327-8205
www.westernpsych.com

Brown Hope
Urur bulsho oo diirada saara ka guul gaarista cadaalad ay helaan shaqsiyaadka iyo qoysaska BIPOC ee ku dhaqan Oregon.
www.brownhope.org

Radical Rest
Liiska adeeg bixiyaasha baxsha daryeelka dhimirka, dareenka iyo adeegyada baxnaaninta jirka oo badan si bilaash ahna ku siiya dadka u dagaalamaaya cadaalada bulshada.
www.radicalrest.org

Oregon Recovery Network
Ilaha kasoo kabashada isticmaalka maandooriyaha oo la siiyo shaqsiyaadka iyo qoysaska ku hadla Isbaanishka, ayna ku jiraan kooxaha taageerada, la taliyaasha, taageerada baxnaaninta iyo dadka isku xaalada soo maray.
oregonrecoverynetwork.org

Therapy Den
Urur baxsha caafimaadka dhimirka bulshada oo oonleenka ah kaasoo ku xira baxnaaniyaasha shaqsiyaadka iyo qoysaska u baahan daryeelka.
www.therapyden.com

Bienestar de la Familia

Adeegyo ku haboon dhaqanka oo luuqad ahaan la heli karolana siinaayo bulshooyinka Latinx ee Degmada Multnomah.
Wac 503-988-3509
multco.us/dchs/bienestar-de-la-familia

Mind Solutions
Urur daryeel bulsho oo siiya taageerada dadka isku xaalada ah ee caafimaadka dhimirka, isticmaalka maandooriyaha, iyo rabshada qoyska.
(503) 206-8856
https://www.mindsolutionsusa.com/

Programa de Salud Comunitario
Barnaamij baxsha caafimaadka bulshada kaasoo kuxira dadka Isbaanish ka kuhadla ee kudhaqan Degmada Lincoln ilaha daryeelka caafimaadka, ayna kujirto caawimaad ku’aadan iska diiwanagelinta Qorshaha Caafimaadka ee Oregon (OHP).
541-819-0435
https://www.olallacenter.org/copy-of-community-health-program

NW Instituto Latino
Machadka Daroogada ee Laatiinka ee NW ayaa bixinaaya hannaanka kasoo kabashada daroogada ee muddada dheer, oon caqabad lahayn, bilaash ah, oo u gaar ah dhaqanka iyo adeegyada taageerada ee yaraynta waxyeelada ee dhammaan dadka Laatiinka iyo bulshada Isbaanishka ku hadashada ee ku dhaqan Portland. Waxaan bixinaa kooxaha taageerada bulshada ee tooska ah, oo gaar ah iyo maadaama aanaan bixin daawo, ma qaadno wax qarash ah oo adeegyada la xariira, ama qasab kama dhigno caymis caafimaad, qof kasta ayaan caawinaa!
Laynkeena diiwaan gelintu waa 503-719-7609
nwilpdx.com