Laga bilaabo Maajo 11, 2023, Saraakiisha Caafimaadka Dadwaynaha ee Oregon ayaa meesha ka saaray talaabooyinka kaladuwan ee gurmadka COVID-19 maadaama xaalada degdega ah ee federaalku dhammaatay. Xog badan oo ku saabsan isbadelladii ugu danbeeyay ka fiiri halkaan.

Madoow iyo Afrikaan Ameerikaan

Bulshadaadu waxay noqon kartaa meel aad ka hesho caawimaad iyo deganaan

Hel taageero ay abuurtay bulshadaada, looguna talagalay bulshadaada. Hel lataliye fahmaaya waxyaabaha aad soomartay ama ku biir kooxaha taageerada siiya dadka kale ee aad isku xaalada kujirtaan.

Liiska hoose ayaa la abuuray ayadoo caawimaad laga helaayo bulshada si aad u hesho khayraadka caafimaadka dhimirka iyo muqaadaraadka haddii aad caymis haysato iyo haddii kaleba. Waxaa jira taageero daryeel qiimo jaban leh oo laga dhex helo bulshadaada, oo ah meesha aad ku dareemi karto badqab iyo fahan.

Caafimaadka Dhimirka Madoow Oregon
Dhaqan u gaar ah ilaha caafimaadka dhimirka ee bulshooyinka Afrikaanka Mareykanka Wac 971-300-4955
www.blackmentalhealtho.wixsite.com

Xarunta Imani, Bartamaha Magaalada Wax Ka Quseeya
Dhaqan-gaar ah iyo caafimaadka dhimirka ee maskaxda iyo adeegyada daaweynta balwadaha Wac 503-226-4060
www.centralcityconcern.org

The Miracles Club
Xarunta soo kabashada bulshada oo bixisa adeegyo taageero oo loogu talagalay Jaaliyadaha Afrikaankan Ameerikaanka
Wac 503-249-8559
www.themiraclesclub.org

Xarunta Caafimaadka ee OHSU Avel Gordly ee Daawaynta
Daryeel dhaqannada nugul ee loogu talagalay bulshooyinka Afrikaanta iyo Afrikaanka-Mareykanka Wac 503-494-4745
www.ohsu.edu

Khadka Taleefoonka ee Rabshadaha Guriga iyo Galmada, Is-xoojinta Inc
Khadka tooska ah iyo adeegyada taageerada dhalinyarada Afrikaan Ameerikaanka ah iyo qoysaskooda
Wac 503-972-3698
www.selfenhancement.org

Brown Hope
Urur bulsho oo diirada saara ka guul gaarista cadaalad ay helaan shaqsiyaadka iyo qoysaska BIPOC ee ku dhaqan Oregon.
www.brownhope.org

Black Resilience Fund
Emergency COVID-19 response program providing mutual aid and community support for Black individuals and families in Oregon.
www.blackresiliencefund.com

Radical Rest
Liiska adeeg bixiyaasha baxsha daryeelka dhimirka, dareenka iyo adeegyada baxnaaninta jirka oo badan si bilaash ahna ku siiya dadka u dagaalamaaya cadaalada bulshada.
www.radicalrest.org

Urban League of Portland
Adeegyada Taageerada bulshada iyo daryeelka ee dadka waawayn, qoysaska, iyo duqayda.
Wac 971-517-5851
www.ulpdx.org

Therapy Den
Urur baxsha caafimaadka dhimirka bulshada oo oonleenka ah kaasoo ku xira baxnaaniyaasha shaqsiyaadka iyo qoysaska u baahan daryeelka.
www.therapyden.com

Racial Equity Support Line
Laynka taageerada ka imaanaysa dadka isku xaalada soo maray looguna talagalay shaqsiyaadka iyo qoysaska uu dhimir ahaan iyo dareen ahaanba saameeyay isir nacaybku.
Wac 503-575-3764
www.linesforlife.org
Mind Solutions
Urur daryeel bulsho oo siiya taageerada dadka isku xaalada ah ee caafimaadka dhimirka, isticmaalka maandooriyaha, iyo rabshada qoyska.
(503) 206-8856
https://www.mindsolutionsusa.com/