Laga bilaabo Maajo 11, 2023, Saraakiisha Caafimaadka Dadwaynaha ee Oregon ayaa meesha ka saaray talaabooyinka kaladuwan ee gurmadka COVID-19 maadaama xaalada degdega ah ee federaalku dhammaatay. Xog badan oo ku saabsan isbadelladii ugu danbeeyay ka fiiri halkaan.

Aasiyaan Ameerikaan

Bulshadaadu waxay noqon kartaa meel aad ka hesho caawimaad iyo deganaan

Hel taageero ay abuurtay bulshadaada, looguna talagalay bulshadaada. La xariir lataliye fahmaaya waxyaabaha aad soomartay ama ku biir kooxaha taageerada siiya dadka kale ee aad isku xaalada kujirtaan.

Liiska hoose ayaa la abuuray ayadoo caawimaad laga helaayo bulshada si aad u hesho khayraadka caafimaadka dhimirka iyo muqaadaraadka haddii aad caymis haysato iyo haddii kaleba. Waxaa jira taageero daryeel qiimo jaban leh oo laga dhex helo bulshadaada, oo ah meesha aad ku dareemi karto badqab iyo fahan.

Asians Do Therapy
Ilaha iyo taageerada caafimaadka dhimikra loogu talagalay Aasiya Ameerika
Ilaha interneetka halkan
www.asiansdotherapy.com

Asian Health and Service Center
Xarunta Caafimaadka iyo Adeegga Aasiya Adeegyada Caafimaadka Jirka iyo Dabeecada ee Bulshooyinka Aasiyaan Ameerikaanka Laymanka Luuqada:
Ingiriis 503-772-5888
Cantonese 503-772-5889
Mandarin 503-772-5890
Korean 503-772-5891
Vietnamese 503-772-5892
www.ahscpdx.org

Brown Hope
Urur bulsho oo diirada saara ka guul gaarista cadaalad ay helaan shaqsiyaadka iyo qoysaska BIPOC ee ku dhaqan Oregon.
www.brownhope.org

Radical Rest
Liiska adeeg bixiyaasha baxsha daryeelka dhimirka, dareenka iyo adeegyada baxnaaninta jirka oo badan si bilaash ahna ku siiya dadka u dagaalamaaya cadaalada bulshada.
www.radicalrest.org

Project Lotus
Urur dhaqanka gaar u ah oo baxsha caafimaadka dhimirka kaasoo waxbarasho iyo taageerada khibrada siiya Aasiyaan Ameerikaanka.
www.theprojectlotus.org

Therapy Den

Urur baxsha caafimaadka dhimirka bulshada oo oonleenka ah kaasoo ku xira baxnaaniyaasha shaqsiyaadka iyo qoysaska u baahan daryeelka.
www.therapyden.com

Racial Equity Support Line

Laynka taageerada ka imaanaysa dadka isku xaalada soo maray looguna talagalay shaqsiyaadka iyo qoysaska uu dhimir ahaan iyo dareen ahaanba saameeyay isir nacaybku.
Wac 503-575-3764
www.linesforlife.org

Covid Community Counseling Program
Adeegyada dhaqanka oo muddo koo-ban ah laguna bixinaayo talo bixin ku aadan COVID-19 laguna baxsho si bilaash ah ayna bixiso Degmada Washington.
Wac 503-846-4528
Email COVIDCounseling@co.washington.or.us
www.lifeworksnw.org

Mind Solutions
Urur daryeel bulsho oo siiya taageerada dadka isku xaalada ah ee caafimaadka dhimirka, isticmaalka maandooriyaha, iyo rabshada qoyska.
(503) 206-8856
https://www.mindsolutionsusa.com/