Laga bilaabo Maajo 11, 2023, Saraakiisha Caafimaadka Dadwaynaha ee Oregon ayaa meesha ka saaray talaabooyinka kaladuwan ee gurmadka COVID-19 maadaama xaalada degdega ah ee federaalku dhammaatay. Xog badan oo ku saabsan isbadelladii ugu danbeeyay ka fiiri halkaan.

Hindi Ameerikaan/Alaska natives

Bulshadaadu waxay noqon kartaa meel aad ka hesho caawimaad iyo deganaan

Hel taageero ay abuurtay bulshadaada, looguna talagalay bulshadaada. Hel lataliye fahmaaya waxyaabaha aad soomartay ama ku biir kooxaha taageerada siiya dadka kale ee aad isku xaalada kujirtaan.

Liiska hoose ayaa la abuuray ayadoo caawimaad laga helaayo bulshada si aad u hesho khayraadka caafimaadka dhimirka iyo muqaadaraadka haddii aad caymis haysato iyo haddii kaleba. Waxaa jira taageero daryeel qiimo jaban leh oo laga dhex helo bulshadaada, oo ah meesha aad ku dareemi karto badqab iyo fahan.

9 Qabiilada Federaalku Aqoonsan yahay ee Oregon

Qabiilada Isbahaysiga Hindida ee Grand Ronde
Barnaamijka Caafimaadka Dhimirka ee Qabiilada Isbahaysiga Grand Ronde (CTGR-BHP) waa barnaamij qaabilsan habdhaqanka caafimaadka bukaan socodka iyo qiimeynta maandooriyaasha iyo khamriga waana barnaamij daaweyn oo ruqsad ka haysta Gobalka Oregon. https://www.grandronde.org/services/health-wellness/behavioral-health

Qabiilada Isbahaysiga Hindida ee Siletz
http://www.ctsi.nsn.us/

Adeegyada Caafimaadka Dhimirka:
http://www.ctsi.nsn.us/Siletz-Tribal-Services-Umpqua-Clackamas-County-Tillamook/healthcare/behavioral-health/behavioral-health-2#content

Qabiilada Isbahaysiga Hindida ee Warm Springs
https://warmsprings-nsn.gov/program/community-counseling

Qabiilada Isbahaysiga Hindida ee Umatilla Reservation
https://ctuir.org/

Adeegyada Caafimaadka Dhimirka:
https://yellowhawk.org/behavioral-health/

Qabiilka Hindida Umpqua ee Cow Creek Band
https://www.cowcreek-nsn.gov/
Haddii aad u baahan macluumaad dheeraad ah, fadlan wac midkood Xarunta Caafimaadka ee Waqooyi adoo ka wacaaya 541-672-8533 ama Xarunta Caafimaadka ee Koonfureed adoo ka wacaaya 541-839-1345

Qabiilada Isbahaysiga Hindida ee Coos, Lower Umpqua iyo Siuslaw
https://ctclusi.org/

Adeegyada Caafimaadka Dhimirka:
https://ctclusi.org/family-support-services/

Qabiilka Burns Paiute
https://www.burnspaiute-nsn.gov/

Adeegyada Caafimaadka Dhimirka:
https://burnspaiute-nsn.gov/departments/social-services/#mhp

Qabiilada Klamath
http://klamathtribes.org/

Adeegyada Caafimaadka Dhimirka:
https://klamathtribes.org/administration/social-services/

Qabiilka Hindada ee Coquille
http://www.coquilletribe.org/

Adeegyada Caafimaadka Dhimirka:
https://www.coquilletribe.org/?page_id=126

All Tribes Mental Health
Xarun caafimaad oo dhaqanka taageerta taasoo waxbarasho, taageerada asaaga, iyo kasoo kabashada xanuunka isticmaalka maandooriyaha siida dadka dhammaan midabyada, dhaqanada, iyo qabiilada kaladuwan kasoo jeeda.
www.alltribesmentalhealth.com

Racial Equity Support Line
Laynka taageerada ka imaanaysa dadka isku xaalada soo maray looguna talagalay shaqsiyaadka iyo qoysaska uu dhimir ahaan iyo dareen ahaanba saameeyay isir nacaybku.
Wac 503-575-3764
linesforlife.org/racial-equity-support-line

NARA
Daawaynta bukaan socodka ee oo qaas u ah dhaqanka lana siiyo dadka waawayn ee Ameerikaanka Dhaladka ah oo kasoo kabanaaya xanuunka isticmaalka maandooriyaha.
Wac 503-224-1044
www.naranorthwest.org

Cow Creek Health and Wellness Center
Labo Xarumood oo qabiil oo baxsha adeegyada caafimaadka jirka iyo dabeecada ee xubnaha qabiilada Cow Creek Band ee qabiilka Umpqua ee Hindida. 24-Saac ayaad Wici Kartaa: 1-800-935-2649 https://www.cowcreek-nsn.gov