Laga bilaabo Maajo 11, 2023, Saraakiisha Caafimaadka Dadwaynaha ee Oregon ayaa meesha ka saaray talaabooyinka kaladuwan ee gurmadka COVID-19 maadaama xaalada degdega ah ee federaalku dhammaatay. Xog badan oo ku saabsan isbadelladii ugu danbeeyay ka fiiri halkaan.

Taageero loogu talagalay dadka waayeelka ah

Khadka Kelinnimada Waayeelka

Isku Xirka Illaha Naafada Iyo Waayeelka (ADRC)

Wixii xog ah ee ku saabsan qaniimaadka bulshada iyo dowladda ee la heli karo ee taageero siinaya dadka da’da ah iyo dadka naafada ah ee gobolka Oregon, fadlan wac 1-855-ORE-ADRC ama booqo https://www.adrcoforegon.org...

Senior Loneliness Line (Khadka Kelinnimada Waayeelka) waa adeeg wicitaan oo bilaash ah oo gobolka oo dhan laga heli karo oo loogu talagalay dadka reer Oregonians ee jira 55 sano jir iyo wixii ka wayn.

Qof kasta oo waayeel ah oo la daalaa dhacaya kelinnimo, go’doon, murugo ama walaac ayaa ka faa’idaysan kara wadahadalka telfoonka oo asturan oo aad kula hadli karto qaabiiryaal Waayeelka Kelinnimada hayso (Senior Loneliness). Fadlan wac 503-200-1633 ama booqo http://seniorlonelinessline.org