Laga bilaabo Maajo 11, 2023, Saraakiisha Caafimaadka Dadwaynaha ee Oregon ayaa meesha ka saaray talaabooyinka kaladuwan ee gurmadka COVID-19 maadaama xaalada degdega ah ee federaalku dhammaatay. Xog badan oo ku saabsan isbadelladii ugu danbeeyay ka fiiri halkaan.

Adeegyada turjumaada

Xogtawaxaa Lagu Heli Karaa Luqado Dhowr Ah Ku Qoran. Hoos Waxaa Ku Qoran Dhowr Meelood Oo Lagu Galayo:

Maamulka Caafimaadka Oregon (Qeybta Jaaliyadda loogu talagalay ee Hoose ee Ilaha)

Deegaanka Multnomah

Immigrant & Refugee Community Organization (Irco) (Ururka Jaaliyadda Soogalootiga & Qaxootiga) Adeegyo Dhinaca Luqadda Ayay Jaaliyaddu Siisaa. Fadlan La Soo Xiriir:

Adeegyada Turjumaanka: interpretation@ircoilb.org | 503-234-0068

Adeegyada Tarjumida Qoraalka: translation@ircoilb.org | 971-271-6481